HomeWarkiiRa'isulwasaare Xamsa " Qof kasta kaalinta kaga aadan waa inay ka qeybqaadato...

Ra’isulwasaare Xamsa ” Qof kasta kaalinta kaga aadan waa inay ka qeybqaadato Difaaca Dalka iyo hirgelinta doorashooyinka”

Muqdisho, Axad, 18 Maajo 2025: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in difaaca dalka uu yahay waajib diini ah oo dhallinyarada Soomaaliyeed looga baahan yahay in ay gutaan.
“Dhallinyarada Soomaaliyeed waxaan idin kugu yeeray oo caawa halkaan aad u joogtaan in aan idiin soo gaarsiiyo farriin ah difaaca dalka, taas oo ah
waajib ay tahay in aan loo kala harin, dhammaanteenna aan u wada istaagno”. Ra’iisul Wasaare Xamsa.
Ra’iisul Wasaaraha, ayaa xusay in Xukuumadda DanQaran muddadii ay jirtay ay xaqiijisay guulo waaweyn oo la taaban karo, isla markaana ay ka go’an tahay in ay dadka Soomaaliyeed ku hoggaamiso ciribtirka Khawaarijta iyo hirgelinta doorashooyin qof iyo cod ah.
Ra’iisul Wasaare Xamsa, ayaa tilmaamay in doorashada dadweynaha ee dalka laga hirgelinayo ay tahay mid shacabka Soomaaliyeed loogu soo celinayo awooddoodii ka maqneyd in ka badan 56 sano, isla markaana ay tahay waddadii dhallinyaradu ku xaddidi lahayd nooca dalkoodu u ekaanayo.
— Dhammaad —May be an image of one or more people, suit and daisMay be an image of 2 people, crowd and textMay be an image of 8 people, dais and textMay be an image of one or more people, dais, crowd and textMay be an image of 8 people, newsroom, dais and textMay be an image of 8 people, newsroom, dais and textMay be an image of 8 peopleMay be an image of 2 peopleMay be an image of 4 people and daisMay be an image of 4 people, people smiling and daisMay be an image of 3 people, beard and people golfingMay be an image of 2 people and daisMay be an image of 3 people, dais and newsroomMay be an image of 10 people, beard and suitMay be an image of 8 people, dais, newsroom and textMay be an image of 12 people, dais and text that says "0 KULAN WEYNAHA RA'IISUL WASAARE XAMSE CABDI BARRE INOHALDOORKA DHALLIYARADA naHTHa KULAN CAR 크포트 KULAN WEY RA'IISUL WA XAMSE CABD IYO HALDOORKA DHA Dowladnimadi Difuac io Dooral"May be an image of 2 people and daisMay be an image of 2 people and daisMay be an image of 3 people and daisMay be an image of 5 people and daisMay be an image of 2 people and daisMay be an image of 7 people and daisMay be an image of 5 people and beardMay be an image of 4 people and daisMay be an image of 7 people, dais and textMay be an image of 5 people, dais and textMay be an image of 4 people, suit and daisMay be an image of one or more people, dais and textMay be an image of one or more people, crowd, dais and textMay be an image of 3 people, dais and textMay be an image of one or more people, lighting, dais, crowd and textMay be an image of 6 people, dais and textMay be an image of 4 people, dais and text that says "NAHA AARE A 田田 WSAARE WEXGHARE WEYNAHA WASAARE KULSUL RA CABDI BARRE KADHALLNYARADA KULAN WEYNAHA RA'ISULWASAARE RA'IISUL WASAARE XAMSE CABDI BARRE NO.MALDOORKACONALLNYARAGA INVARADA KULAN WEYNAHA RA'IISUL WASAARE XAMSE XAMSECABDIBARRE CABDI BARRE INOMALDOORKADHALINYARAD XAD"May be an image of 5 people and daisMay be an image of 10 people and daisMay be an image of 2 people and daisMay be an image of 3 people and dais
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -