HomeWarkiiSafiirka Somalia ee dalka Ruwanda muxuu kala hadlay bulshada Somalida ee dalkaasi

Safiirka Somalia ee dalka Ruwanda muxuu kala hadlay bulshada Somalida ee dalkaasi

Safiirka Dowladda Soomaaliya ee dalalka Tanzania iyo Rwanda Mudane Ilyaas Cali Xasan ayaa kulan soo dhaweyn iyo is xogwareysi ah la qaatay qaar kamid ah Soomaalida ku nool dalka Rwanda kuwaas oo isugu jira Ganacsato iyo Arday.
Safiir Ilyaas ayaa Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Rwanda u sheegay inay heli doonaan dhamaan adeegyada ay u baahan yihiin kuwaas oo bixiso Safaaradda Soomaaliya wixii hadda ka dambeeya.
Amb. Ilyaas Cali Xasan ayaa yiri “Rwanda wuxuu kamid yahay Wadamada Passport-ka Soomaaliga ah aan haba yaraatee wax Visa ah looga baahneen muwaadiniinta Soomaaliyeed, sidoo kalee ay ka heli karaan fursadaha Waxbarashada aan xoojin doono sidii ay u heli lahaayeen qiimo dhimis lamid ah midka ay helaan ardeyda kale ee ka imaadaan wadamada katirsan Urur Gobaleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika (EAC)”.May be an image of 1 personMay be an image of 9 people and drinkMay be an image of 15 people and lightingMay be an image of 3 people and suitMay be an image of 15 people and suitMay be an image of 15 people and suitMay be an image of 1 person, beard, suit and wrist watch
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -