HomeWarkiiSanatar Muuse Suudi "kaarka doorashada waxaan ka qaatay Deg.Karaan, meel kale...

Sanatar Muuse Suudi “kaarka doorashada waxaan ka qaatay Deg.Karaan, meel kale hadaan isku tagana waa la i xiraa”

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Senator Muuse Suudi Yalaxow ayaa maanta Degmada Kaaraan ka qaatay kaarka diiwaan gelinta doorashooyinka qof iyo cod.

Sanatarka ayaa tilmaamay in degmooyin badan ay soo dalbadeen inuu kaarka ka qaato laakiin uu Kaaraan doortay.

“Waxaan maanta iska diiwaan-galiyey degmada Kaaraan, meel kale hadii aan aado waa la i xiraa, marka dadweynow is diiwaan geliya oo doorasho isku diyaariya.”

Haddaba halkaan ka daawo muuqaalka hadalada Sanatar Muuse Suudi:-

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -