Madaxweynihii ee Somalia Xildhibaan Shariif Sheekh Axmed ayaa si kulu uga hadlay natiijada ka soo baxday shirkii Madasha Qaran.
Shariif wuxuu xusay in shirkaasi ku soo dhamaaday kala geynta umadda Soomaaliyeed iyo xisbi loo kaamben gareeyo.
“Shirkii Madasha wuxuu kusoo dhamaaday Kala geynta umadda,Kaambeyn iyo in la yiraahdo Xisbi weyn ayaa loo xuubsiibanaa waana aragti gaabni” ayuu yiri Xildhibaan Shariif
“Waxaan la wadaagayaa bulshada Soomaaliyeed warbixin aan kaga hadlayo Xaaladda guud ee dalka gaar ahaan siyaasadda iyo amniga iyadoo dalkeennu maanta ku jiro xaalad aan indhaha laga qarsan karin una baahan in looga gudbo midnimo iyo wadajir”zyuu mar kale yiri Shariif
Hadaba halkaan ka daawo faahfaahinta warka Xildhibaan Shariif isagoo muuqaal ah:-