HomeWarkiiShariif Sh.Axmed muxuu kala hadlay Safiirka Mareykanka

Shariif Sh.Axmed muxuu kala hadlay Safiirka Mareykanka

Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho ku kulmay Xildhibaan Shariif heekh Axmed oo ah Madaxweynihii hore ee Soomaaliya iyo Safiirka Dalka Mareykanka ugu qaabilsan Somalia sida uu bartiisa facebkok ku cadeeyay Shariif.

“Waxaan maanta kulan kuwada yeelanay Magaaladda Muqdisho safiirka dowladda Mareykanka ee Soomaaliya Ambassador Richard Riley”ayuu yiri Xildhibaan Shariif Sheekh Axmed

Mar uu ka hadlayay waxay ka wada hadleen ayuu sheegay inay isla soo qaadeen xiriirka taariikhiga ah ee labada dal, xaaladda guud ee Soomaaliya gaar ahaan Amniga, siyaaasadda iyo sida ay muhiim ugu tahay horrumarinta geedi-socodka dowlad dhiska iyadoo ay mar walba saldhig u tahay xasillooni siyaasadeed.

Dhanka kale Xildhibaan Shariif wuxuu carabka ku dhuftay inuu Safiirka uga mahadceliyay taageerada Mareykanku  dalkeenna ka siiso dhincyadda Ammaanka, la dagaalanka kooxaha argagixisada ah, dhaqaalaha iyo gargaarka bini’aadanimo.
XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COMMay be an image of 2 people and dais
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -