whitebackground600
HomeWarkiiKheyre, Shariif, iyo C/raxmaan CC oo war ka soo saaray mashaqadii ka...

Kheyre, Shariif, iyo C/raxmaan CC oo war ka soo saaray mashaqadii ka dhacday xarunta Baarlamaanka

MW  Hore Shariif Sh. Axmed, Xasan Cali Khayre iyo CC Shakuur oo taageeray  go’aanka Axmed Madoobe – Radio DalsanSiyaasiyiinta Mucaaradka ee kala ah Madaxweynihii hore Shariif Sh.Axmed,Ra’iisulwasaarihii hore Xasan Cali Kheyre iyo C/raxmaan C/shukuur Warsame ayaa si wada jir ah waxay war uga soo saareen arintii gacan ka hadalka ahayd ee maanta ka dhacday Xarunta Baarlamaanka Soomaaliya ee Muqdisho.

Qoraalka siyaasiyiintaan ka soo baxay ayaa sidan u qornaa:-

Waxaan si adag u cambaareyneynaa falka gacan-ka-hadalka ah ee ay geysteen qaar ka mid ah Wasiirrada Xukuumadda iyo ciidamada Booliiska ee ilaalada Baarlamaanka, kuwaas oo si cad u weeraray Xildhibaanno ka tirsan Golaha Shacabka iyo saxafiyiin ka tirsan warbaahinta madaxa-bannaan.

Warka uu soo saaray Sharii ayaa sidan u qornaa:-

May be an image of text

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -