HomeWarkiishir looga hadlayay howlgalka AUSSOM oo Dowladu Muqdisho ku qabatay

shir looga hadlayay howlgalka AUSSOM oo Dowladu Muqdisho ku qabatay

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, General Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta ka qeybgalay shir muhiim ah oo ka dhacay xafiiska la-taliyaha Amniga Qaranka.
Shirkan oo ay isugu yimaadeen wakiillo ka kala socday hay’adaha Dowladda Federaalka, howlgalka taageerista iyo xasillinta Midowga Afrika (AUSSOM), iyo xafiiska taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS), ayaa ujeeddadiisu ahayd wadatashi ku saabsan dardargelinta howlgalka AUSSOM iyo xoojinta iskaashiga u dhexeeya dhinacyada kala duwan ee ka shaqeynaya amniga iyo xasilloonida dalka.May be an image of 1 person and daisMay be an image of 8 people and textMay be an image of 5 people and textMay be an image of 5 people, newsroom and textMay be an image of 2 people, dais and textMay be an image of 4 people, dais and text that says 'AUlS WNacimn అతీ'May be an image of 2 people, newsroom and textMay be an image of 2 people, newsroom and textMay be an image of 7 people, dais and textMay be an image of 4 people and newsroom
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -