HomeWarkiiShirka Siyaasiyiinta Mucaaradka oo maalintii labaad galay.

Shirka Siyaasiyiinta Mucaaradka oo maalintii labaad galay.

May be an image of 8 people, table and text that says '1 JAZEERA ACEHOTEL ACE HOTEL'MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Shirkii Muqdisho shalay uga furmay siyaasiyiinta mucaaraka ayaa maanta galay maalintiisa labaad iyadoo inta badan siyaasiyiintu soo xaadireen maanta.
Shirkaan oo ka socda Hotel Jaziira ayaa sida hore oo iclaamiyay beri la soo xiri doonaa markaasoo lagu wado inay warmurtiyeed laga soo saari doono insha Allaah.
Shirka maanta waxaa ku cusbaa oo lagu casuuma xubno  ka mida ururada bulshada iyo Agaasimayaasha Warbaahinta madaxabanaan qaarkood kuwaasoo lagu wado inay wax badan kala socdaan ajandaha shirka.
“Waxaan maalinkii labaad ku guda jirnaa wadatashiyo aan la leenahay qaybaha kala duwan ee bulshada, Bahda warbaahinta ayaan iska waraysanay xaalka dalka iyo sida xal loogu heli karo ismaandhaafka siyaasadeed ee ku aaddan xiliga kala guurka” ayuu yiri C/raxmaan C/shukuur Warsame oo qoraalkaas yar soo dhigay barihiisa bulshada
Siyaasiyiintaan ayaa shalay cadeeyay in isu imaadkoodu yahay mid lagu bad -baadinaayo ama lagu samatabixinaayo dalka oo ku jira sida ay sheegeen xaalad hubinta la’aan ah xili ay cabsi badan ka qabaan in madaxweyne Xassan mudo kororsi ama doorasho dhinac u raran uu sameysto.
XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COMMay be an image of 3 people and daisMay be an image of 1 person and daisMay be an image of 3 people, dais and textMay be an image of 2 people and daisMay be an image of 3 people, dais and textMay be an image of 1 person, dais and text that says 'MOHAMED MOHAMEDMURSAL MURSAL'May be an image of 3 people, dais and textMay be an image of 2 people, newsroom and dais

May be an image of 2 people, dais and text that says 'W ロ! AHMED AHMEDISSEAWAD ISSE AWAD'May be an image of 2 people and textMay be an image of 3 people, dais and text

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -