HomeWarkiiShirweynaha Qaran ee Maalgashiga Cuntada iyo Beeraha oo Muqdisho laga daah-furey +SAWIRRO

Shirweynaha Qaran ee Maalgashiga Cuntada iyo Beeraha oo Muqdisho laga daah-furey +SAWIRRO

Muqdisho, Isniin, 05 Maajo 2025:— Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa sheegay in Xukuumadda DanQaran ay ka go’an tahay dhiirrigelinta wax soo saarka gudaha oo muhiim u ah horumarinta dhaqaalaha dalka iyo in la gaaro isku filnaasho cunto.
Ra’iisul Wasaaraha oo ka hadlayay daahfurka Shirweynaha Qaran ee Maalgashiga Cuntada iyo Beeraha, oo lagu soo bandhigay caqabadaha waaweyn ee ku hor gudban kor u qaadista wax soo saarka dalka, ayaa ku boorriyay ganacsatada Soomaaliyeed in ay maalgashadaan beeraha dalka, si looga maarmo waxyaabaha dibadda laga soo dhoofiyo, iyada oo gudaha dalka laga heli karo.
Mudane Xamsa oo warbixinno ka dhageystay qaar ka mid ah dhallinyaradii hal abuurkooda ku soo bandhigay madasha shirweynaha, ayaa ku dhiirigeliyey dhallinyarada Soomaaliyeed in ay xoogga saaraan barashada cilmiga la xiriira beeraha, si loo helo jiil u carbisan wax soo saarka dalkooda.May be an image of 9 peopleMay be an image of 1 person and text that says "MINISTRY OF AGRICULTURE GRICULTURE IRRIGATION *Jd AGRI-FOOD AGBLEDON NATIONAL IVESTMEN 12 SUMMIT - N IONAL AGRI-FOO ESTMENT SUMM NAFIS- NAFIS-2025 2025 I MJAZEERA F) PALACEHOTEL JAZEERA"May be an image of 14 people, dais and textMay be an image of 2 people and daisMay be an image of 8 people, dais and textMay be an image of 5 people and textMay be an image of 4 peopleMay be an image of 4 peopleMay be an image of 4 peopleMay be an image of 1 person, studying, dais and textMay be an image of 5 people and suitMay be an image of 5 people, dais and textMay be an image of 4 people and textMay be an image of 7 people, dais and text that says "-CABYOW TARGET AGABKA Aac DARYEELK DARY REEDAHA XOOLAHA # 11 ERET LA1ZE"May be an image of 1 person, studying, dais and text
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -