HomeWarkiiTababar Muqdisho loogu soo xirey Saraakiil baarayaal oo ka kala socdo Maamul...

Tababar Muqdisho loogu soo xirey Saraakiil baarayaal oo ka kala socdo Maamul Goboleedyada

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa Saraakiil Baarayaal ah oo ka kala socdo Maamul Goboleedyada Dalka u soo xiray Tababar lagu horumarinayo Xirfadooda.
Hogaanka Qorshaha iyo Tababarada Ciidanka Boliiska ayaa sheegay in Baarayaashan lagu Tababaray Cilmiga Fooraansi sayniska, maareynta goobta Dambiyadu ka dhacaan, habka Waraysiyada looga qaado dhibanaha iyo Markhaantiga iyo sida loo adeegsado dhijitaalka marka cadeymaha la soo bandhigayo .
Taliyaha ayaa Baarayaasha kula dardaarmay in wada shaqeynta dhexdooda xoojiyaan cilmiga la barayna ku howlgalaan , saaxiibada shaqo wadaaga ay yihiina la wadaagaan aqoonta ay soo faa’iideen .May be an image of 2 peopleMay be an image of 2 people and textMay be an image of 1 person, dais and textNo photo description available.May be an image of 3 people, dais and textMay be an image of 3 people, dais and textMay be an image of 3 people, dais and textMay be an image of 3 people, dais and textMay be an image of 3 people and textMay be an image of 4 people and daisMay be an image of 1 personMay be an image of 4 people and people studyingMay be an image of 1 person and textMay be an image of 2 people
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -