HomeWarkiiTaliye Asad Diyaano oo Caawa bulshada Xamar u adeegay+SAWIRRO

Taliye Asad Diyaano oo Caawa bulshada Xamar u adeegay+SAWIRRO

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi (Asad Diyaano) ayaa caawa aad loogu amaanay shaqada uu ka qabtay Magaalada Muqsdisho waliba xili danbe kadib roobab waa weyn oo Muqdisho ka da’ay.

Taliyaha wuxuu kormeeray Caawa saq dhexe goobo ciidamada Booliisku shacabka ugu gurmanayeen kadib markii roobku saameyn  ku yeeshay shacabka reer Muqdisho.

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa sidaas oo kale caawa gurmad badan waxay ka sameynayaan goobaha biya fadhiisidka ah ee xaafadaha iyo laamiyada Muqdisho.
Gudoomiye ku xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobalka Banaadir Maxamed Axmed Yabooh iyo Saraakiil katirsan Ciidanka Boliiska ayuu Taliye Aasad kula kulmay goobo shacabka qaar ku go’doonsanaayeen xili gurmad-na ay u sameyeen.
XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COMMay be an image of 7 people and textMay be an image of 8 peopleMay be an image of 3 people and text that says "ADEEOOA PLUS"May be an image of 1 person, street and body of waterMay be an image of 7 people
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -