HomeWarkiiTaliye Odowaa muxuu kala hadlay Taliyaha Ciidanka Talyaaniga+SAWIRRO

Taliye Odowaa muxuu kala hadlay Taliyaha Ciidanka Talyaaniga+SAWIRRO

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye gaas Odaw Yusuf Rage, ayaa magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Taliyaha Ciidanka Talyaaniga, General Luciano Portolano, oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga iyo wada shaqeynta ka dhaxeysa ciidamada labada dal. Taliyaha CXDS ayaa uga mahadceliyay dowladda Talyaaniga taageerada joogtada ah ee ay siiyaan ciidanka xoogga dalka, gaar ahaan dhanka tababarka iyo tayeynta ciidanka.
Kulanku wuxuu muujinayay muhiimadda iskaashi dhow oo u dhexeeya Soomaaliya iyo Talyaaniga si loo xoojiyo amniga iyo nabadda dalka.May be an image of 4 people and textMay be an image of 2 peopleMay be an image of 1 person and textMay be an image of 2 people and text that says "さ ESERCITO ،"
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -