HomeCiyaarahaTartanka Gooldhalinta Premier League oo meel xiiso leh maraya?

Tartanka Gooldhalinta Premier League oo meel xiiso leh maraya?

XIGASHO KOOXDA.COM

Tartanka kabta dahabka ah ee Premier League ayaa sii kululaanaya iyada oo aan ku jirno labadii kulan ee ugu dambeeyay xilli ciyaareedkan iyada oo ay xiddigaha Liverpool, Newcastle United iyo Manchester City ku dagaalamayaan abaalmarinta.

Kabta Dahabka ah ayaa la guddoonsiiyaa gooldhaliyaha ugu sarreeya xilli ciyaareed kasta oo Premier League ah.

Ciyaartoyda ay ka mid yihiin Thierry Henry, Alan Shearer, Harry Kane, Mohamed Salah iyo Erling Haaland ayaa ku guulaystay abaal marino kala duwan waxayna ka mid yihiin weeraryahanadii ugu fiicnaa taariikhda horyaalka.

Xiddiga Arsenal Henry ayaa ku guuleystay abaalmarinta afar jeer, inta badan ciyaaryahan kasta, laakiin xiddiga Liverpool Salah ayaa fursad u heysta inuu la mid noqdo xilli ciyaareedkan.

Mohamed Salah (Liverpool) 28 Gool

Alexander Isak (Newcastle) 23 Gool

Erling Haaland (Man City) 21 Gool

Chris Wood (Nottingham Forest) 20 Gool

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -