HomeWarkiiTurkida oo Muqdosho ku qabsadeen Xuska maalina dhalinyarada iyo Ra'iisulwasaaraha oo ka...

Turkida oo Muqdosho ku qabsadeen Xuska maalina dhalinyarada iyo Ra’iisulwasaaraha oo ka qeybgalay+SAWIRRO

 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo shalay galab ka qeyb galay xuska maalinta Dhallinyarada Jamhuuriyadda Turkiga, oo lagu qabtay xarunta safaaradda Turkiga ee magaalada Muqdisho, ayaa sheegay in mustaqbalka Qaran walba uu gacanta ugu jiro dhallinyarada dalkiisa, loona baahan yahay in ay ku hagaan jidka toosan, si dalkaas horumar u gaaro.
Ra’iisul Wasaaraha, ayaa hambalyo ku aaddan maalintan u diray dowladda iyo Shacabka Turkiga, isaga oo hoosta ka xarriiqay in Soomaaliya iyo Turkiga uu ka dhexeeyo xiriirka saaxiibtinimo iyo mid walaaltinimo oo soo jireen ah, kaas oo ku dhisan is-ixtiraam, iskaashi iyo taageero.
“Soomaaliya iyo Turkiga waxaa ay leeyihiin walaaltinimo qoto dheer, oo ku saleysan kalsooni iyo is-garab istaag, maalmaheennii ugu adkaa, Türkiye wuu nagu garab istaagay, waxaa uu Soomaaliya la maray dariiq walba, isagoo dhisay isbitaallo, waddooyin, iskuullo iyo rajo. Wuxuu tababaray ciidamada. Wuxuu xoojiyey hay’adaha, Wuxuu garab istaagay shacabka”. Ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Xamsa.
Munaasabadda ayaa intii ay socotay waxaa lagu soo bandhigay ciyaaro kala duwan oo lagu maamuusayey qiimaha maalinta dhallinyarada Turkiga ee 19 Maajo iyo maalinta dhallinyarada Soomaaliyeed ee 15 Maajo.May be an image of 2 people and suitMay be an image of 6 people and textMay be an image of 5 people, people playing football, people playing American football and textMay be an image of 7 people and textMay be an image of 6 people and textMay be an image of 6 peopleMay be an image of 10 people, people playing basketball, people playing football and textMay be an image of 5 people and text that says "ሆኖዬ DP TOS"May be an image of 11 people and text that says "Pope"May be an image of 7 people and textMay be an image of 13 people and weddingMay be an image of 11 people, people playing football and suitMay be an image of 7 people, suit and weddingMay be an image of 8 people, people playing football, people playing American football and textMay be an image of 11 people, people golfing and textMay be an image of 13 peopleMay be an image of 9 peopleMay be an image of 7 people, suit and textMay be an image of 5 peopleMay be an image of 12 people and weddingMay be an image of 6 people and textMay be an image of 11 people
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -