HomeWarkiiWalaac laga muujiyay wariyayaal xalay saq dhexe guryahooda lagala baxay Muqdisho

Walaac laga muujiyay wariyayaal xalay saq dhexe guryahooda lagala baxay Muqdisho

Walaac xooggan ayaa laga muujiyay wariyayaal xalay saq dhexe  lagala baxay guryahooda oo ku yaal Magaalada Muqdisho kuwaasoo ilaa maanta aan wax faahfaahin ah laga bixin sababta loo kaxeystay iyo cida kaxaysatay intaba.

Warar ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan nabad sugida ay kaxaysteen inkastoo wali taliska NISA uusan war ka soo saarin xariga loo geystay wariyayaashaasi.

Labadaaani wariye oo lagu kala magacaabo Bashiir Cali Shirre iyo Maxamed Cumar Maxamuud Bakaay ayay ehaladooda iyo wariyayaashuba waxay codsanayaan in si shuruud la’aan ah loo siiyo xoriyadooda

Maamulka Degmada Shib wali kama hadlin madaama degmadaasi laga dhex watay labada wariye sida wararka qaar sheegayaan.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM

May be an image of 2 people and people smiling

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -