War ka soo baxay Maamulka Puntland ayaa lagu shaaciyay wakhtiga rasmiga ah ee ay qabsoomayso doorashada hoggaanka xiriirka ciyaaraha kubada cagta Puntland.
Talaabada Maamulka Puntland qaaday oo ah sida nidaamsan ee doorashadani u dhaceyso ayaa tusaale wanaagsan u noqon karta gobollada kale ee dalka.
Warqada Puntland ka soo baxday ayaa sidan u qorneyd:-
