Wasiirka Batroolka iyo Macdanta ee XFS oo tixraacaya shir uu ganacsatada Shidaalka iyo Gaaska la yeeshay 21-kii May 2025 oo ay uga arinsadeen sida ugu habboon ee loo hirgelin karo Xeer-nidaamiyaha Dareera-hoosaadka Batroolka, ayaa soo saaray war-saxaafadeed lix qodob ah.