HomeWarkiiWasiir Biixi Iimaan Cige oo loo doortay Wasiirka Maaliyadda ee Afrika 2025

Wasiir Biixi Iimaan Cige oo loo doortay Wasiirka Maaliyadda ee Afrika 2025

Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Iimaan Cige, ayaa loo doortay Wasiirka Maaliyadda ee Afrika 2025 ee ay bixiso African Leadership Magazine kadib codeyn dhanka online ka ah.
Cod-Bixintan oo ay ku tartamayeen Wasiirada Maaliyadda dalalka kala ah Somalia, Senegal, South Sudan, Egypt iyo Zimbabwe ayaa ugu dambeyn waxaa ku guulaysaty Soomaaliya, taas oo muujinaysa awoodda ay bulshada Soomaaliyeed ku leeyihiin baraha bulshada, sidoo kale Abaalmarintan waxay tilmaamaysaa hoggaankiisa hufan ee dib-u-habaynta maaliyadda, deyn cafinta iyo daahfurnaanta dhaqaalaha Soomaaliya ee uu muujiyay Wasiirka Maaliyadda XFS.
Wasiirka ayaa waxaa si rasmi ah loogu sharfayaa munaasabadda ABLA ee ka dhici doonta London 2025 bisha July.May be an image of 1 person and text that says "Afric n Leadership Leade Magazine Hambalyo Soomaaliya! WASIIRKA MAALIYADDA EE AFRIKA 2025 Mudane Biixi limaan MudaneBixilimaanCge Cige @Mudane Biixi limaan Cige"
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -