HomeWarkiiWasiirka arimaha gudaha oo amaan kala dul dhacay shaqada Gudiga doorashooyinka

Wasiirka arimaha gudaha oo amaan kala dul dhacay shaqada Gudiga doorashooyinka

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Cali Yuusuf (Cali-Xoosh) oo uu wehliyo Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda ayaa kulan la qaatay Guddiga Madaxabannaan Ee Doorashooyinka Qaranka Iyo Sohdimaha.
Guddoomiyaha Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka Iyo Sohdimaha Mudane Cabdikariin Axmed Xasan ayaa ka hadlay shaqada baaxadda leh ee uu Guddiga ka qabtay Doorashada, gaar ahaan Diiwaangalinta Codbixiyayaasha iyo arrimo kale.
Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS Cali Yuusuf (Cali Xoosh) ayaa bogaadiyay howlaha waxtarka leh ee Guddigu u hayaan bulshada Soomaaliyeed, gaar ahaan hirgelinta doorashada qof iyo codka ah, oo muwaadinka awoodsiineysa isla markaana dhiirigelineysa hufnaanta iyo isla xisaabtanka.May be an image of 1 person and daisMay be an image of 2 people, newsroom, dais and textMay be an image of 1 person, dais and newsroomMay be an image of 5 people, dais and textMay be an image of 8 people and textMay be an image of 2 people, dais, newsroom and text
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -