HomeWarkiiWasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo waraaqaha aqoonsiga ka gudoomay Safiirka UK+SAWIRRO

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo waraaqaha aqoonsiga ka gudoomay Safiirka UK+SAWIRRO

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjirannimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Boqortooyada Midowday (UK)
Mogadishu, 24 May, 2025 – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta oo Sabti ah kaga guddoomay Caasimadda Muqdisho nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjirannimo Safiirka cusub ee Boqortooyada Midowday (UK), Mudane Charles King.
Wasiirka ayaa soo dhoweeyay Safiirka, isaga oo u rajeeyay inuu ku guulaysto howsha diblomaasiyadeed ee loo igmaday, carabaabayna rajada uu ka qabo inuu xoojiyo xiriirka iyo iskaashiga u dhexeeya labada dal ee saaxiibada ah.May be an image of 2 peopleMay be an image of 2 people and newsroomMay be an image of one or more people, the Oval Office and newsroomMay be an image of 1 person, dais and newsroom
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -