HomeWarkiiWeerarka India ku qaaday Pakistan iyo tirada dhimashada

Weerarka India ku qaaday Pakistan iyo tirada dhimashada

Waxaa sii kordhaya tiradac dadka ku dhintay weerarka dhanka cirka ee diyaaradaha dagaalka India ku qaadeen Dalka Pakistan taasoo dunida oo dhan aad looga hadal hayo iyadoo ay noqotay wararka ugu hadal heynta badan.

Diyaaradaha India ayaa bartilmaameedsaday magaalooyin dhowr ah iyadoona ilaa iminka la soo sheegayo in tirada dhimashada ay mareyso 10 ruux oo dhamaantood ahaa dad shacabka sida wararka madaxa banaan sheegayaan walow dowlada Pakistan sheegtay in 26 ruux ay ku dhinteen duqeymaha India.

Sidoo kale dhaawaca ayaa lagu sheegay ilaa 32 ruux meelaha Pakistan weerartay waxaa ka mida Kashmir dhanka Pakitan.

Milateriga Pakistan waxay shaaciyeen inay soo rideen qaar ka mid ah diyaaradihii dagaalka India ee weerarka soo qaaday.Diyaarad

Dhanka kale Milateriga Pakistan waxay ku hanjabeen inay jawaab degdeg ah ka bixin doonaan weerarka dhanka cirka ah ee kaga yimid dariskooda Pakistan.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM

.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -