HomeWarkiiWiil dareyska askarta maanta ku matalaayay inuu dad xoog ku diiwaan geliyo...

Wiil dareyska askarta maanta ku matalaayay inuu dad xoog ku diiwaan geliyo oo la soo xirey

Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed gaar ahaan Saldhigga Boliiska Dharkenley ayaa gacanta ku soo dhigay eedeysane Maxamed Xasan Aadan, kaas oo kukacay maran habaabin Bulsho iyo sumcad xumeynta Ciidanka Qalabka Sidda.

Eedeysanahaan markuu falkaasi ku kacayay wuxuu labisnaa Dariiska Ciidanka Xooga Dalka asago oon aheen xubin ka tirsan Ciidanka Xooga dalka.

Wuxuu matalaad ku sameynayay in ciidamada Dowladu xoog ku kaxeeyaan shacabka si ay isu diiwana geliyaan doorashada,wuxuu garaacayay albaabada qoysaska Soomaaliyeed isagoo soo baxa gaariga waa diyaar isasoo diiwaan geliya.

Wararka qaar waxay sheegayaan inuu muuqaalada iyo qaladkaanba u sameynayay si uu barihiisa bulshada usoo geliyo muuqaalada uu sida qaldan u sameeyay.

Sida taliska Booliisku sheegeen eedeysanaha waxaa la horgeyndoonaa Maxakamadda awooda u leh.No description available.

May be an image of 1 person and smiling

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -