MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Dowlada Somala ayaa ka digtay tahriib-ka dhalinyarada sida sharci darada dalal shisheeye loogu kaxeynayo xili dalkii ay u dhasheen laga wadayo iyadoo waliba lacagna looga sii qaadanayo.
Xeer ilaaliyaha qaranka ayaa arintaan si adag kaga hadlay isagoo fariin u direy waalidiinta caruurtooda la tahriibinaayo,sidoo kale wuxuu fariin u direy kooxaha muqalisiinta loo yaqaan ee dhalinyarada tahriibiya.
Hadaba halkaan ka daawo muuqaalka Xeer ilaaliyaha qaranka:-