Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga XFS oo ka duulaysa waajibaadka ka saaran horumarinta isboortiga dalka iyo kor-joogteynta daahfurnaanta doorashooyinka xiriirada isboortiga dalka, waxa ay si rasmi ah u kala dirtay xiriirka kubadda gacanta Soomaaliyeed oo dhowaan qabsaday doorasho baalmarsan sharciga.
Fadlan hoos ka eeg warqadda rasmiga ah ee ka soo baxday Wasaaradda.
