HomeWarkiiXOGTA: Qorshe halis ah oo Alshabaab maleegeyso

XOGTA: Qorshe halis ah oo Alshabaab maleegeyso

Sida aan xogaha ku heleyno kooxda Alshabaab ayaa wada qorshe halis ah oo ka dhan ah macawisleyda Gobolka Hiiraan.

Alshabaab ayaa markii ay hubsatay aaga kaliya ee dagaal uu kaga furan yahay inay tahay gobolka Hiiraan oo ay ka dagaalamayaan inta badan macawisleyda Beesha Xawaadle ayay go’aansadeen qorshe ay xoogooda dhan isugu geynayaan Hiiraan.

Maleeshiyaadka Alshabaab ayaa tan Gobolada Bay ,Bakool , Shabeelaha hoose iyo Shabeelaha dhexe ayay isaga imaadeen iyagoo ku sii qulqulaya Gobolka Hiiraan si ay culeyska u saaraan.

Qorshahaan wuxuu halis ku yahay macawisleyda Hiiraan hadii xili ciidamadij Dowladu u muuqdaan kuwo dagaalka joojiyay ,sidoo kale aagagii kale ayaa dhamaanba dagaalku ka socon.

Wasaarada Gaashaandhiga Somalia hadii ayasan Alshabaab agag cusub ku furin ama reer Shabeelaha dhexe guluf dagaal ku qaadin Alshabaab, aad bay u adkaan doontaa in reer Hiiraan kaliya dagaalka sii wadaan.

XAFIISKA WARARKA 

DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -