HomeWarkiiAlshabaab soo buux dhaafiyay duleedka Degmada Xawaadleey

Alshabaab soo buux dhaafiyay duleedka Degmada Xawaadleey

XAWAADLEEY (DAYNIILE.COM)-Wararka ka imaanaya Degmada Xawaadleey ee Gobolka Shaeelaha dhexe ayaa sheegaya in kooxda Alshabaab ay ciidamo soo buux dhaafiyeen tuulooyinka dhaca tuulooyinka Degmadaasi.

Saraakiisha Ciidamada Dowlada iyo kuwa deegaanka ayaa laga soo xiganaya  inay u diyaar garoobeen sidii ay uga hortagi lahaayeen damaca Alshabaab ee ah inay Xawaadleey soo weeraraan.

Maalin ka hor ayay ahayd markii Alshabaab isku dayeen inay xawaadleey galaan balse duleedka ayaa looga  hortagay halkaasi ayaan lagu fashiliyay weerarkoodii.

Alshabaab dhankooda kama hadlin wararkaani dhanka Dowlada ka soo baxay ee sheegaya inay soo kulaalayeen Degmada Xawaadleey oo ay rabaan inay duulaan ku soo galaan.

XAFIISKA WARARKA 
DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -