Wajeer (dayniiile.com)-Wararka laga helaayo Magaalada Wajeer ee Waqooy-bari Krnya ayaa sheegaya inay geeriyoodeen laba Ardey oo dhigata Dugsi sare
Labadaan Ardey oo ku dabaalanayay meel war ah ayaa mar kaliya waxaa ka lumay koontaroolkii dabaasha kadibna waxay ku maashoodeen biyaha.
Advertisement
Dhalinyaro u gurnatay ayaa baadi-goobeen labada ardey balse way ku guul dareysteen inay soo bad-baadoyaan.
Dhalinyarada gurmadka u baxday waxay ku guuleysteen inag soo helaan meydadka labada ardey.
XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM