DF oo keentay hanaan casri ah oo lagu diiwaan gelinayo ganacsiyada dalka
Munaasabad ay wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha xukuumadda Soomaaliya maanta ku qabatay magaalada Muqdisho ayaa si rasmi ah loogu daah furay in hab online ah lagu diiwaan geliyo ganacsiyada Soomaaliya, loo qaato...
Hoggaamiyaha Korea-yada Waqooyi oo sheegay in dalkiisa uu halis ku hayo cudurka Covid19
Kuuriyada Waqooyi, ayaa waxaa si xawli ah ugu dhex faafayaa cudurka safmarka ee Covid19, iyadoo uu sidaasi u sheegay hoggaamiyaha Korea-yada Waqooyi, Kim Jong-un warbaahinta dowladda.
Mr Kim ayaa ku dhawaaqey in...
Ciidamada dowladda oo la wareegay degaano katirsan Gobolka Baay
Ciidamada Millateriga dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa howlgallo ka dhan ah Ururka Al-Shabaab waxaa saacadihii la soo dhaafay ay ka sameeyeen degaano katirsan Gobolka Baay oo ay maamuli jireen Xubno...
Xog Qarsoon: Doorashada Soomaaliya Ma Waxaa Ku Hordamaya Farmaajo iyo Danwadaagta Yurubta Galbeed?
Hadabba maxaa suuraggal ka dhigay in la faraggeliyo doorashooyinka Soomaaliya.
Waxaa jirta oraah caan baxday oo sheegay qoraa caan ah waxayna aheyd " Rabshadaha baahsan iyo jahawareerka bulshada ee qotada dheer ayaa...
Wasiir Beyle: Dib u dhaca doorashada madaxtinimada Soomaaliya waxay caqabad weyn ku tahay dalka
Wasiirka maaliyadda dowladda Soomaaliya, Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa qiray in dib u dhaca ku yimid doorashada madaxtinimada Soomaaliya ay caqabad weyn ku tahay dalka.
Wasiir Beyle oo wareysi siiyay wargeyska The Africa...
Ku dhawaad 2.5 milyan oo qof oo ka cararay colaadda Ukraine oo u qaxay...
Ku dhawaad 2,481,000 oo qof ayaa ka qaxay Ukraine una qaxay Poland tan iyo markii uu dagaalku billowday, sida ay sheegeen ilaalada xudduudaha Poland.
Si kastaba ha ahaatee, tirooyinka ka soo gudba...
Cumar C/;rashiid “Si kastaba ha ahaatee, digniintii ugu dambeysay ee twitter-ka ee NISA waxay...
Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, oo marar kala duwan soo noqdey ra'iisal wasaaraha dalka Soomaaliya, ayaa qoraal uu bartiisa twitter-ka soo dhigay uga hadlay digniin ay soo saartay Hay’adda Nabad-Sugida iyo Sirdoonka...
War deg deg ah Wasaarada Arimaha Dibada Soomaliya oo Taageertay Racadeenta Wakiilka Midoowga Afrika...
War hada ka soo baxay Wasaarada Arimaha Dibadda ee Soomaliya ayaa lagu taageeray warkii ka soo baxay Xafiiska Ra iisal wasaraha Xil gaarsiinta mudane Maxamed Xuseen Rooble ee lagu racadeeyey wakiilka...
Taliyaha Cusub ee Booliska Beledweyne oo Maanta xilka la wareegay
Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa ka qeyb-galay munaasabad xilka kula wareegayay Taliyaha cusub ee Saldhiga Booliska Degmada Beledweyne L/X Bishaar Xuseen Jimcaale.
Taliyaha cusub ee xilka la wareegay ayaa bedelay...
War deg deg ah: Xildhibaan Cabdulqaadir Cosoble Cali oo goor dhawayd ku ku guuleystay...
Xildhibaan Cabdulqaadir Cosoble Cali ayaa caawa ku guuleystay kursiga HOP#140 oo doorashadiisa lagu qabtay magaalada Jowhar ee xarunta dowlad goboleedka HirShabeelle.
Cosoble ayaa ka guuleystay Cabdikariin Cilmi Tifow oo kursigaas kula tartamay,...