Wararka laga helaayo Gobolka Mudug ayaa sheegaya in ciidamada Dowlada Soomaaliya iyo kuwa deegaanka ay gaareen deegaan dhaca duleedka Magaaaladaasi oo ah taargadooda.
Ciidamada ayaa sawiro isaga qaaday meel aad ugu Camaara halkaasoo KM yar u jirta waxaana lagu wadaa inay saacadaha soo socda la wareegaan.
Advertisement
Sidoo kale Ciidamada Dowlada ayaa saaka u jiheystay qabashada Magaalooyinka Ceel-buur iyo wabxo taasoo qeyb ka ah qorshaha Dowlada Soomaaliya ee ay ku dooneyso inay soo afjartpo dagaalada Maamulada Galmudug iyo Hirshabelle.
wixii war ah ee ku soo kordha howlgaladaani ciidamada Dowlada ay wadaan waxaad kala socon doontaan wararkeena danbe hadii Alle idmo.
XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM