HomeCiyaarahaCiyaartii lagu soo dhaweynayay Halyeeyada Afrika oo goor dhaw bilaabanaysa

Ciyaartii lagu soo dhaweynayay Halyeeyada Afrika oo goor dhaw bilaabanaysa

No description available.MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Waxaa goor dhaw ka bilaabanaya Garoonka Muqdisho Stadium kulankii lagu soo dhaweynayay alyeeyada Afrika kuwaasoo maanta ka soo degay Garoonka diyaradaha Muqdisho.

Muuqaalka Garoonka ayaa galabta aad u qurxoon waxaana soo camirey taageerayaasha kubada cagta.

Waxaa ka soo qeybglay Ra’iisulwasaaraha Somalia Xamsa Cabdi Barre iyo xubno ka mida golihiisa wasiirada.

XAFIISKA WARARKA CIYAARAHA
DAYNIILE.COM
May be an image of 4 people, crowd and textMay be an image of ‎3 people, crowd and ‎text that says "‎ኢ dunida casriga ah צ na, IBSBank NLIBSBank IBS ra& Empoweringyou лa‎"‎‎May be an image of 3 people, crowd and text that says "SV ATIONAL t JUS"

May be an image of one or more people and crowd

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -