Culumaa’udiinka iyo waxgaradka reer Cabud-waaq ayaa masaajid dhexdiis ka soo saaray baaq nabadeed oo ku socda beelaha ku dagaalay qeyb ka mida Gobolka Galgaduud.

Sidoo kale odayaasha waxay soo saareen qodobo ay u arkaan in lagu xalin karo colaad beeleedka u dhexeeya reer Xeraale iyo reer Cabud-waaq.

Advertisement

Hadaba halkaan ka daawo muuqaal aanbka soo xiganay Tv-ga Qaranka

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here