HomeWarkiiDAAWO: Hadaladii adkaa ee Xassan Cali Kheyre xalay jeediyay

DAAWO: Hadaladii adkaa ee Xassan Cali Kheyre xalay jeediyay

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Ra’iisulwasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa khudbad saameyn leh xalay ka jeediyay shirkii siyaasiyiinta mucaaradka ee ay warmurtiyeedkana ka soo saareen.
Xassan Cali Kheyre wuxuu ku eedeeyay Madaxweyne Xassan inuu  3 sano iyo 16 maalmood kadib kala dhantaalay midnimadii dalka,isagoona Baarlamaankii la xisaabtami lahaa ka soo qaaday magac u yaal.
“Si aan u badbaadinno dowladnimada, dalka iyo dadkana uga samatabixnno halista ku geedaaman hubanti la’aanta siyaasadeed ee aan ku jirno, waxaa nala gudboon in aan si wadajir ah gacanta uga qabanno Madaxweynaha, ka shaqeyno midnimada dalka iyo wadajirka ummadda, ka tashanno aayaha iyo masiirka Soomaaliya, dalkana u jiheyno doorasho loo dhan yahay oo heshiis lagu yahay”ayuu yiri Xasan Cali Kheyre oo  ka mid ah musharixiinta ugu cad cad ee xilka madaxweynaha Somalia.
Hadaba halkaan ka daawo hadaladii xalay uu jeediyay Ra’iisulwasaare hore Xasan Cali Kheyre:-
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -