MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Gudoomiyaha Maxkamada Gobolka Banaadir Saalax Axmed ayaa goor dhaw ku dhawaaqay xukunka eedii loo heystay masuuliyiin Dowladadeed oo ku eedeysnaa musuq maasuq.

Gudoomiyaha ayaa sheegay in lagu waayey wax dembi ah Agaasimayaashii hore ee hey’adda socdaalka iyo jinsiyadda Maxamed Aadan Koofi  iyo agaasimihii canshuuraha berriga ee wasaaradda Maaliyadda Muxudiin Saabeey.

Advertisement

Hadaba TV-ga Qarannka ka daawo gudoomiyaha Maxkamada oo sharaxaya kiiska ugu danbeyn lagu waayay masuuliyiintaan:-

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here