HomeCiyaarahaDEG DEG: Halyeeyadii Afrika oo hada ka soo degay Garoonka diyaaradaha Muqdisho

DEG DEG: Halyeeyadii Afrika oo hada ka soo degay Garoonka diyaaradaha Muqdisho

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Waxaa hada Magaaalada Muqdisho soo gaaray Halyeeyadii Afrika ka socday kuwaasoo kala ah Samuel Eto’o ,Adebayor, & Jay Jay Okacha Waxayna ka soo degeen garoonka diyaaradaha Muqdisho.

Wafdiga waxaa hogaaminayay Madaxda FIFA iyo CAF kuwaasoo u yimid inay qiimeeyaan in Somalia amni tahay tahay dhanka isboortiga oo xulka Somalia uu wixii hada ka danbeeya marti gelin karo ciyaaraha caalamiga ah ee ay leeyihiin.

Masuuliyiin iyo shacab badan ayaa kaga hor tagay gegida diyaaradaha kuwaasoo si weyn u soo dhaweeyay halyeeyada Afrika.

Garoonka diyaaradaha Muqdisho waxaa uu ka duwanaa sidii uu hore u ahaa waxaana muuqatay farxada shacabka iyo masuuiyiinta ciyaaruhu ku soo dhaweeyeen wafdigaan.

Madaxweynaha xiriirka kubada Cagta Somalia Cali Shiine ayaa ka mid ahaa masuuliyiintii soo dhaweysay wafdiga halyeeyada afrika oo galabta kulan ciyaareed kula yeelanaya xul somali ah Magaalada Muqdisho.

XAFIISKA WARARKA CIYAARAHA
DAYNIILE.COM

May be an image of 7 people, aircraft and text

May be an image of 7 people

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -