Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah iyo dadka Deegaanka ayaa xalay saq-dhaxe Howlgal qorsheysan oo dhanka cirka ah ka fuliyay inta u dhaxeysa Mesagawey iyo Baraag Sheikh Caamir oo ka tirsan Galgaduud.

Howlgalkaan ayaa ka dhacay inta u dhaxeysa Xawaal xoreey iyo Raage Bariir, waxaana lagu dilay in ka badan 21 ruux oo Argagixisada ah, waxaana lagu gubay gaari Cabdi bile ah.

Weerarkaan ayaa ahaa mid aad loo qorsheeyay waxaana xalay saqdii dhaxe fuliyay Diyaaradaha dagaalka, waxaana si gaar ah loo beegsaday goob ay maalmihii la soo dhaafay Argagixisadu ku dhuumanayeen.
=XIGASHO  RAADIYAHA CIIDAMADA DOWLADA SOMALIA-
May be an image of aircraft and text
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here