HomeWarkiiFADEEXAD: Beesha Xawaadle oo soo bandhigtay daawo dhacday iyo dharka COVID 19...

FADEEXAD: Beesha Xawaadle oo soo bandhigtay daawo dhacday iyo dharka COVID 19 oo Dowladu deeq ahaan u siisay

Sarkaal Dowlada Somalia ka tirsan oo ka soo jeeda Beesha Xawaadle ayaa Degmada Moqokori ku soo  soo bandhigay daawo dhacday iyo dharka loo xiran jirey cudurkii COVID 19 kuwaasoo shalay Dowladu deeq ahaan u siisay macawisleyda beeshaasi.

Sarkaalkaan ayaa mid mid u soo bandhigay daawooyin dhacay iyo laba ama sedex bil u harsan kuwaasoo hadana aan waxba ka gelin daaweynta dhaawacyada.

“ma garan karno sharooto Vitimiin ah waxa ay dagaal ka gashay.sidoo kale dharka cudurkii Covid 19 loo xiran jiray ma naqaan waxa uu dagaal iyo dhiig daadanaya ka galo”ayuu yiri Sarkaalka

Halkaan ka daawo muuqaalka sarkaalkaani ku soo bandhigay agabkaani Dowladu geysay Moqokori:-

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -