HomeWarkiiGudoomiye Aadan Madoobe oo Dalka ku soo laabtay+SAWIRRO Warkii Gudoomiye Aadan Madoobe oo Dalka ku soo laabtay+SAWIRRO By ahmed ali May 6, 2025 0 0 Muqdisho-Soomaaliya 06, May, 2025: Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hogaaminayo oo Magaaladda Algiers ee caasimadda wadanka Algeria uga soo qeyb galay shirweynaha Guddoomiyaasha Baarlamaanadda Carabta ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay. Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo wafdigiisa waxaa garoonka diyaaradaha kusoo dhoweeyay Xildhibaano ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Previous articleXaasaska Alshabaab oo amar lagu siiyay inay ka baxaan Hirshabelle ahmed ali RELATED ARTICLES Warkii Xaasaska Alshabaab oo amar lagu siiyay inay ka baxaan Hirshabelle May 6, 2025 Warkii Maxkamada ICJ oo laashay dacwadii Dowlada Sudan ee Imaaraadka ka dhanka ahaa May 6, 2025 Warkii XOGTA: Wasiiro cusub oo lagu soo darayo Xukuumada Somalia Xisbiga Madaxweynaha dartiis May 6, 2025 LEAVE A REPLY Cancel reply Comment: Please enter your comment! Name:* Please enter your name here Email:* You have entered an incorrect email address! Please enter your email address here Website: Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment. - Advertisment - Smart Phone Google Pixel 9 March 5, 2025 Samsung Galaxy S25 Ultra March 5, 2025 OnePlus13 March 5, 2025 Samsung Galaxy Z Fold 6 March 5, 2025 - Advertisment -