Allaha u naxariisto guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa goordhow ku geeriyoodey magaalada Muqdisho.
Geerida masuulkaaso waxaa warbaahinta Qaranka u xaqiijiyay La-taliyaha Madaxweynaha JFS ee arrimaha dastuurka Xuseen Sheekh Maxamuud.
Advertisement
Gudoomiyaha ayaa intii soo ahaa Gudoomiyaha Baarlamaanka waxaa lagu xasuustaa howlkarnimo , aqoon aad u dhisan iyo karti shaqo.
Advertisement