Wararkii ugu dambeeyay xaaladda caafimaad ee madaxweyne Qoor Qoor |  Shabelle Media Network

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa magacaabay wasiirro cusub oo ka mid noqonaya Golaha Wasiirrada maamulkiisa Galmudug.

Advertisement

:1.Cabdiweli Cabdullaahi Jaamac, Wasiirka Caafimaaadka iyo Daryeelka Bulshada

2.Cabdinuur Maxamud Maxamed, Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada

3.Cabdiwahaab Sh. Abuukar Nuur, Dhallinyarada iyo Ciyaaraha.

4.Cabdirisaaq Maxamed Jaamac, Wasiiru-dowlaha Maaliyadda

5.Cabdulqaadir Sh. Xasan Ismaaciil, Wasiiru-dowlaha Waxbarashada

6.Cabdulqadir Axmerd Maxamud, Wasiir Ku-xigeenka Gaadiidka iyo Duulista Hawada.

May be an image of map and text

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here