Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Sh.Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa  shacabka Soomaaliyeed ugu hamlayeeyay munaasabada Ciidul Adxaa oo beri ku beegan hadii Rabi idmo.

Guud ahaan muslimiinta caalamka gaar ahaan dadka Soomaaliyeed ayay leeyihiin ciid mubaarak ,ciidaan ciideeda ku gaara nabad iyo bareere.

Advertisement

Hadabna halkaan ka daawo muuqaalka hadalada hambalyada madaxweyne Xasan Sheekh waxaana ka soo qaadanay TV-ga Qaranka:-

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here