HomeWarkiiMadaxweynihii hore ee Mareykanka oo laga helay cudur halis ah

Madaxweynihii hore ee Mareykanka oo laga helay cudur halis ah

WASHINGTON (DAYNIILE.COM)-Sida lagu shaaciyay Xafiiska Madaxweynihii hore ee Maraykanka Joe Biden waxaa laga helay cudurka kansarka qanjirka borostaatada, kaasoo ku faafay lafihiisa

Biden waxaa xanuunkan laga helay Jimcihii ka dib markii uu u tagay dhakhtar xili uu isku arkay calaamado la xiriira kaadida oo isa soo tarayay mudooyinkaan danbe.

Kansarka ku dhacay Joe Biden waxaa la sheegay inuu yahay ooca ugu daran cudurka kaasoo sida dhaqaatiirtu sheegeen si degdeg ah ku faafi kara.

Sidoo kale warka ka soo baxay Xafiiska Joe Biden ayaa lagu shaaciyay in daweynta cudurkaani yahay mid la maareyn karo madaama kansarkaani uu yahay mid xasaasi ah oo hormoonka ah.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -