Maxkamadda Degmada Yaaqshiid oo ka mida Maxkamadaha Gobolka Banaadir ayaa u yeereysa ama baafineysa nin iyo haweeneey isla dhashay kuwaasoo qeyb ka ah kiis dacwadeed ku saabsan is heyad dhaxcaltooyo.
Labada ruux oo magacyadooda lagu kala dheegay Cabdalla Cabdi Macalin iyo Fartuun Cabdi Macalin, ayay Maxkamadu ku amartay in 60 cisho ay ku hor-yimaadaan maxkamadda.
Haddaba halkaan ka akhriso warqada u yeerista oo sideeda u qoran:-