Muqdiaho(dayniiile.com)-Waxaa Magaalada Muqdisho ka socota Qaban qaabada dibad bax lagu taagerayo Geesinimada Ra’iisulwasaare Zamaze.
Dibad baxayaasha ayaa sameystay boorar ay ku xardhan yihiin Mudaaharaadka Taageerida Geesiga Jamhuuriyada Soomaaliya.
Advertisement
Isu soo baxaan oo la filaayo inuu noqdo kii ugu dadka badnaa uguna saameynta badnaa ayaa waxaan la ogey taariikhda maalinta uu dhacayo.
WIxii war ku soo kordha qaban qaabada iyo waqtiga warakeena xiga Insha Allaah.
XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM