HomeCiyaarahaCiyaarta beri Galab Muqdisho ka dhaceysa ee lagu lagu soo dhaweynayo halyeeyada...

Ciyaarta beri Galab Muqdisho ka dhaceysa ee lagu lagu soo dhaweynayo halyeeyada Afrika iyo Magacyada labada kooxood

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Waxaa Berito oo taariikhdu tahay 27 Muqdisho soo gaari doona wafdio ka socda FIFA iyo CAF kuwaasoo qiimeyn doona amaanka caasimada Somalia taasoo ay ku go’aamin doonaan in xulka Qaranka Kubada Cagta Somalia kulamada ay leeyihiin amni ahaan lagu ciyaarikaro Muqdisho iyo inkale.

Halyeeayada Afrika caanka ka ah ee beri Somalia lagu soo dhaweyn doono waxaa ka mid ah a Eto’o, Jay Jay Okacho iyo Adebayor, waxayna ku ciyaari doonaan magaca African halka Soomaaliduna ku ciyaari doonto magaca Ocean Stars.

Reer Muqdisho waxaa lagu wadaa beri inay ka dhacdo yaa dhiig leh si aan u muujino in dalkeenu nabad yahay xulalka Afrika iyo kuwa caalamkana aan marti gelin karno.

Dhanka kale waxaa aad loo qurxiyay garoonka Muqdisho Stadium oo lagu xardhay sawirada ciyaartoyda Afrika ugu caansan.

Waxaan halkaan idinku soo gud-bineynaa Safka labada Kooxood ee beri ciyaari doona kuwaasoo safna uu noqon doona halyeeyada Soomaaliya halka safka kalana ay yihiin ciyartoy Africa ka socota oo ay ku jiraan sedexda Halyeey.

XAFIISKA WARARKA CIYAARAHA
DAYNIILE.COM 

May be a graphic of text that says "M. GUREY DIYEESHE DIYEESHEDHEERE DHEERE YUU CALI SFF OCEAN OCEANSTARS STARS 4-3-3 XASANKARANLE XASAN XASANKARANLE T ARANLE CATOOSH ABDIJOON CABDI KUUS SAACID BIRQAAYE 1-S.KUUKAAY 2-M.FRANCE 3-A. 3-A.LAHI FARAX 4-CABDI KUUS 5-S. BIRQAAYE 6-ABDIJOON 7-CATOOSH 8-XASAN KARANLE 9-YUU CALI 10-DIYEESHE DHEERE 11-M.GUREY A.LAHIFARAX FARAX A.LAHI M.FRANCE S.KUUKAAY"May be a doodle of text that says "E-ADEBAYOR OR ETOO MOHAMEDA กลท AFRICAMS SFF ယမ 4-3-3 S.WAABERI JAY JAY OKOCHA BANGUURA ISSAHAQUE ONYEAMA AMEKA 1-GAROOJE 2-Z.ISSAHAQUE 3-STIPHEN 4-AMEKA 5-ONYEAMA 6-BANGUURA 7-JAY JAY OKOCHA B-S.WAABERI 9-MOHAMED A. 10-E-ADEBAYOR 11-SAMUEL ΕΤΟΌ STIPHEN CAROJE"

May be an image of cloud and textMay be an image of cloudMay be an image of cloudMay be an image of footballMay be an image of textMay be an image of ‎1 person, playing football and ‎text that says "‎WELCOMETO TO MOGADISHU ቱይ! 動入 مرحبابكم مر 小监 ЛEЛ ET URAGHA ETDO ADEBAYOR مقدیشو ቴ MYJAY SANUEL EMMAH OKACHA ETOO ADEBA‎"‎‎May be an image of 3 people, people playing football, people playing American football and textMay be an image of 3 people

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -