Sh.dhexe (dayniiile.com) Wararka laga helaayo Taliska ciidamada Dowlada Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Ciidamada deegaanka iyo kuwa Dowlada ay fuliyeen howlgal lagu beegsaday sarkaal Alshabaab ka tirsan iyo dagaal yahano la socday.

Gudoomiye Xigeenka Maamulka Deegaanka Gamboole ayaa sheegay in xalay ciidamadu fuliyeen weerar ay ku qaadeen Sarkaal ka tirsan Alshabaab iyo ciidamo uu watay islamarkaana la laayay inta badan kooxdaasj.

Weerarkaan wuxuu ka dhacay deegaan lagu magacaabo masiiri oo ku yaal xadka gobolada Labada Shabellle ee Sh.dhexe iyo Sh.Hoose.

“Ciidamada waxay soo qaadeen meydadka sedex ka tirsan kooxihi Alshbaaab iyado midkod isagoo dhaawaca markii danbe laga soo helay meydkiisa meel Keymaha dhexdooda ah.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIIILE.COM

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here