Askarta Booliiska Dowlada Somalia ayaa maanta soo qabtayu kooxo si sharci daro ah ku buufinayay bajaajyo ka mida kuwa A iyo B-da ee Maamula Gobolka Banaadir uu buufiyo.
Soo qabashada ayaa timid kadib markii ciidamada Booliiska ay maanta howlgal ka sameeyeen waaxda 2-aad ee degmada Dharkenley ee Gobolka Banaadir  kadibna ay gudaha u galeen garaasha lagu hayay shqadaasi sharci darada ah.
Sida Taliska Booliisku sheegay eedeysanayaasha la soo xirey oo 5 ahaa waxaa ku jira ninka iska leh garaashkaasi,
Sidoo kale Waxay ciidamada Booliisku albaabada isugu dhuften garaashka oo lagu hayay howl sharci daro ah.
XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM
May be an image of 5 people and textMay be an image of textNo photo description available.No photo description available.May be an image of textMay be an image of textMay be an image of 1 person, scooter, motorcycle and service vehicleMay be an image of ‎text that says "‎M袋 SOM الطوة MB6 M2 2644‎"‎May be an image of ‎text that says "‎الوم く SOM M3 العومال المو 561 aM AE‎"‎
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here