HomeWarkiiSAWIRRO: Meydka Yuhuudiyad uur-leh oo lagu kor baroortay kadib markii Falastiiniyiintu toogteen.

SAWIRRO: Meydka Yuhuudiyad uur-leh oo lagu kor baroortay kadib markii Falastiiniyiintu toogteen.

Relatives and friends of Tzeela Gez, who was shot dead while in a car with her husband in the West Bank, as they were driving to hospital to give birth, mourn during her funeral in Jerusalem, May 15, 2025. REUTERS/Ronen ZvulunJERUSALEM (DAYNIILE.COM)-Haweeney Yuhuudiyad ah islamarkaana uur lahayd ayaa arbacadii shalay lagu dilay daanta galbeed xili ay fool ahayd islamarkaana u sii socotay isbitaal si ay ugu soo dhasho.

Kooxo hubeysan oo reer falastiin ah ayaa toogtay yuhuudiyadaasi oo magaceeda lagu sheegay Tzeela Gez.

Ehalada haweeneydaani ayaa isugu soo baxay Jerusalem si ay ugu aasaan yuhuudiyadaasi xili lagu oo dilay Daanta-galbeed.

Haweeneydaan waxaa lagu toogtay meel u dhow guri ay ka daganeyd deegaanka Bruchin ee Daanta Galbeed Arbacadii,waxaana la soo sheegayaa in xiliga la dilaayay uu la socday ninkeeda inkastoo Aljazeera oo aan ka soo xiganay uusan wax tafaasiil ah ka bixin waxa gaaray ninka.

Eehlada isugu yimid aaska ayaa baroorta isku darsaday xili maalintii ay dilaan iyagu tobaneeyo shacabka falastiin ah.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA 
DAYNIILE.COMRelatives and friends of Tzeela Gez, who was shot dead in the West Bank while driving to hospital with her husband to give birth, mourn during her funeral in Jerusalem, May 15, 2025. REUTERS/Ronen Zvulun TPX IMAGES OF THE DAYRelatives and friends of Tzeela Gez, who was shot dead while in a car with her husband in the West Bank, as they were driving to hospital to give birth, mourn during her funeral in Jerusalem, May 15, 2025. REUTERS/Ronen Zvulun TPX IMAGES OF THE DAYRelatives and friends of Tzeela Gez, who was shot dead while in a car with her husband in the West Bank, as they were driving to hospital to give birth, mourn during her funeral in Jerusalem, May 15, 2025. REUTERS/Ronen Zvulun

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -