MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Waxaan halkaan idinku soo gudbineynaa Sawirada soo dhaweynta Saaka Muqdisho loogu sameeyay halyeeyada Qaarada Africa Eto’o, Jay Jay Okacha iyo Adebayor kuwaasoo ka soo degay garoonka diyaaradaha Adan Abdule international Airport ee Magaalada Muqdisho.
Wasiirka ciyaaraha, wasiir ku xigeenka Amniga Dowlada Somalia iyo Madaxweynaha xiririka kubada cagata Somalia ayaa qeyb ka ahaa soo dhaweynta.
Dhalinyaro badan oo kuwa isboortiga ,siyaasada iyo wariyayaal badan ayaa ka qeybgalay munaasabada soo dhaweynta.
XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM