HomeWarkiiShirka Wada-tashiga Qaran oo goor dhaw Muqdisho ka furmay +SAWIRRO

Shirka Wada-tashiga Qaran oo goor dhaw Muqdisho ka furmay +SAWIRRO

May be an image of 8 people and daisMUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Waxaa goor dhaw oo galabta ah Magaalada Muqdisho ka furmay shirka Wada-tashiga Qaran kaasoo u dhexeeya Dowlada Somalia, Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir.

Shirka waxaa soo xaadirey sidii awalba la filaayay afarta maamul ee kala ah SSC Khaatumo,Galmudug,Koofur-Galbeed iyo Hirshabelle,sidoo kale waxaa fadhiya Madaxweyne,Xasan, Ra’iisulwasaare Xamsa,Ra’iisulwasaare xigeenka 1-aad Saalax iyo Duqa Muqdisho Maxamed Axmed Amiir.

Shirka waxaa lagu wadaa dhamaadkiisa inay war murtiyeed isla soo saaraan sida go’aamada ay ka gaaraan masiirka dalka sida nuuca u noqon doono Doorahooyinka Madaxtinio ee dalka ka qabsoomi doonta kadib dhamaadka muda xileedka Dowlada Xassan Sheekh.

Sidoo kale waxaa lagu wadaa inay war-murtiyeedka ku soo daraan qodobo qeexaya wada-jirka dagaalka Dowladu kula jirto kooxda Alshabaab.

War-murtiyeedka shirka ka soo bixi doona wararkeena xiga ayaad kala socon doontaan insha allaah.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COMMay be an image of 1 person and daisMay be an image of 2 people and daisMay be an image of 5 people and suitMay be an image of 3 people, suit and daisMay be an image of 8 people and dais

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -