Taliyaha ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Gaas Ibraahim Sheekh Muxyadiin ayaa maanta geesiyaasha XDS kula ciiday Deegaanka janaale ee Gobalka Sh/Hoose.

Maanta oo ah maalinta 1aad ee Ciidda Carafo ayaa Taliyaha ciidanka XDS waxuu booqday Gobalka Sh/Hoose, waxuuna waqti muhiim ah la qaatay geesiyaasha xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan guutada 14 October.

Munaasabadda ciida ayuu Taliyihu ugu Hambalyeeyay geesiyaasha XDS meel walba oo ay joogaan.
May be an image of 4 peopleMay be an image of 3 peopleMay be an image of 9 peopleMay be an image of 11 people and textMay be an image of 7 peopleMay be an image of 3 peopleMay be an image of 4 peopleMay be an image of 4 people
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here